Buuhoodle 19. June 2017 (SDN/QJ):- Garaadka Guud ee Beesha Dhul bahante ayaa Qaadacay Wada hadaladii Magaaladda Hargaysa ay Ku yeesheen Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh.

‘’Dhulbahante Hargaysa Waxba Loogama yeedhin karo,Dadkan Waa La haystaa Nin La Haysto Dhiibistiisuna Duco uma Baahna Waxa loo Dirsaday Waxay ahayd in la Xoreeyo,Markaa Heshiis waxan lama Odhan Karo’’ Garaadka Guud ee Dhulbahante
https://www.youtube.com/watch?v=tRicAkv-WbU
