Dab aad u Xoogan oo Xiligii Afurada ee Galabta ka Kacay Dekeda Magaaladda Berbera & Waxa Sababay oo Aan Cadayn DAAWO

Berbera 18. June 2017 (SDN/QJ):- Dab Xoog badan ayaa Afurkii Galabta Waxa uu Ka Kacay Dekeda Magaaladda Berbera, Qiiqa Iyo Ololka Dabkan ayaa Laga Wada arkayay Xaafadaha Kala Duwan ee Magaaladda Berbera.

Wararka qaar ayaa Sheegaya in Koonteenaro Dekeda yaalay uu dabku ka kacay Hasa Yeeshee ilaa hada Kamay Hadal Shirkada DPW ee Maamusha Dekeda Magaaladda Berbera Iyo Mas’uuliyiinta Heer Gobol iyo Degmo.

https://www.youtube.com/watch?v=N9tzooJvl3s