Burco 22. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Togdheer ayaa ka jawaabay eedo uga yimid xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Burco.
Gudoomiyaha gobolka Togdheer mudane Saleebaan Cali Ramaax waxaa uu sidan ka sheegay mar uu warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

