Washington 22. June 2017 (SDN/QJ):- Ganacsade Dhalasho ahaan Ka Soo Jeeda Qoomiyada Banaadariga ee Magaaladda Muqdisho ayaa Sannad Ka hor Lagu Marti qaaday Madal ay soo qaban qaabiyeen Taageerayaasha Kooxda Khaatumo ee dalka Maraykanka.
Hasa yeeshee Markii Ninkan Codbaahiyaha lagu soo Dhaweeyay Wuxuu Ka Sheekeeyay Dhibaato Dadkiisa loogu gaysto Muqdisho waxaa Kale oo uu Xusay in Khaatumo iyo Somaliland inay Wada hadlaan ay Muhiim tahay Maadaama uu ka dhexeeyo Xidhiidh adag oo soo Jireen ah Isagoo intaas ku ladhay in Reer Khaatumo Cida ay wax la leeyihiin ay tahay Somaliland balse aanay ahayn Somalia.
https://www.youtube.com/watch?v=CpSw6ZTwKk0&feature=share

