Washington 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Boqortooyadda Sucuudiga ayaa ah Goobta laga soo Ikhtiraaco Ururo Diimeed Islaami ah Kuwaas oo Maanta Ku faafay Adduunka dacaladiisa.
Madaxweyne Mr. Donald Trump wuxuu ku xukimay Sucuudigii; “Inay Wahaabiyaddii iyo Salafiyaddii ay adduunka ku qarqiyeen ay gacantooda ku soo ururiyaan. Lidkeedana adduunka ku faafiyaan.”
Waa siduu inoo sheegay Mr.Rex Tillerson, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka.
https://www.youtube.com/watch?v=o8WChpPWPsQ&feature=share
