Dubai 16. July 2017 (SDN/QJ):- Xiisada khaliijka ee xiligan taagani waxa ay noqotay mid albaabka u furta suuragalnimada dhicitaanka dagaal fool ka fool ah oo la iskaga hor yimaado, hadaba barnaamijkeenan waxaynu ku soo bandhigaynaa qaybo ka mid ah cududa millateri ee taalla Gobolkaasi khaliijka.
https://www.youtube.com/watch?v=LOWnAvo_1pM
