Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Xuseen Cabdi Boos ayaa dhagax dhigay Maxadka Barashadda Culluunta Biyaha Kaas oo laga Hirgalinayo Caasimadda Hargaysa.
Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Ka Hadlay Waxyaabaha uu Qaban doono Maxadka barashada Culuunta Biyaha oo Hargaysa laga Hirgaliyey DAAWO
