Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal ugu Maqnaa Waddamo dibada ah ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Ku hambalyeeyay Go’aankii ay ka qaateen Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ee ku saabsanaa Ololaha Siyaasadeed ee ay dhex wadeen Hawlgalka Qaadashada kaadhka Codbixiyaha.
https://www.youtube.com/watch?v=IX5awbC0qAE
