Saylac 04. August 2017 (SDN/QJ):- Golaha deegaanka ee degmada Saylac ayaa loo magacaabay maayir cusub, kadib markii dhawaan khilaaf xoogani soo kala dhex galay golaha deegaanka ee Saylac.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Taageeray Xil ka Qaadistii Maayarkii Hore ee Degmadda Saylac Isla Markaana Ogolaaday Maayarka Cusub ee Magaaladaasi DAAWO
