Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Kadib Mudo 12 Sano ah oo uu ku fadhiyey Kursiga ugu Sareeya aqalka Golaha Wakiiladda ayaa Gudoomiyihii Hore ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro waxa uu Arbacadii ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkaasi Maadaama uu u Tartamayo Jagada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee doorashadda dhacaysa 13 Bisha November ee Sannadkan.
Xubno ka Mid ah Mudanayaasha aqalka Wakiiladda Somaliland ayaa ka dareen celiyey Sida ay u arkaan Gudoomiyihii hore muddadii uu soo Maamulayay Golaha wakiiladda ee Ka Kooban 82 Xildhibaan.
https://www.youtube.com/watch?v=yRo5zzKPlqI
https://www.youtube.com/watch?v=5iAdFy8N9Nk
https://www.youtube.com/watch?v=jSimkbI-phc
https://www.youtube.com/watch?v=DVmRUzT3EZM
https://www.youtube.com/watch?v=ggDH0RcwTgc
https://www.youtube.com/watch?v=EwAXSAk5TtE
