Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Somaliland Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay tartanadii Kulmiye gudihiisa iyo ka doorashada soo socota.
“Guuldarada Inaad Aqbashaa Guusha ayay ka mid tahay ” Cabdicasiis M. Samaale DAAWO
