Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Dayib Xasan Axmed kana mida mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa, xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ku sifeeyay saca gawrac weyshu haku quusate.
“Waxaa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ku Dhacay Waa Saca Gawrac Weyshu Haku Quusate” Xil. Dayib DAAWO
