Boorama 29. August 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanu aabihii oo Caaqil ahaa Hal Jago oo ay degaan uga samayn hargaysa taasina ay Muujinayso sida uu xusay inuu ahaa Xalaal Cun.
Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Hadalkan ka jeediyey Madal lagu Caleemo saarayay Suldan Axmedciid Suldan Sheikh Muuse Jaamac Goodaad.
