Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Mudane Cabdirisaaq Waabari Rooble ayaa sheegay in uu ka hadlay Garoomadda dalka iyo sidii loo qalabayn lahaa in ay meelo badan xidhiidh la sameeyee oo xataa ay filayaan in uu u Hargaysa yimaado wasiirka ciyaaraha jabuuti oo ay marti qaad u sameeyeen.
https://www.youtube.com/watch?v=_ZE-gJ8AXic
