|

Wasiirka Boosaha Somaliland oo Mar Kale Ku Celiyey Balanqaad ay Xukuumadda Siilaanyo Ku Fashilantay Digniina u Diray Shirkado Cashuurtii ku waajibtay bixin waayay DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Mustafe Faarax Abraar iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Faysal Cali Sheekh oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Xarunta Wasaaradda Boosaha ayaa digniin u diray Qaar ka mid ah Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo kuwa Agabka Boosaha u kala qaada Gobolada dalka oo aan Bixin Cashuurihii ku waajibay.

Comments are closed