Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga oo Casuumad u Sameeyay Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Kana Hadlay Doorka Dhex dhexaadineed ee Turkiga ee Somaliland Iyo Somalia DAAWO

Ankara 03. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Turkiga ayaa Casuumad ugu Sameeyay Magaaladda Antaniya Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan).

https://www.youtube.com/watch?v=cvu2nqL6wVs