Hargaysa 03. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Md, Maxamed Aadan Qabyo-tire ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socda dalka Jarmalka, waxana waftigaasi hogaaminayey Andery Jokob oo ah madaxa mucaawimooyin ee wadanka jarmalka u qaabilsan qaarada afrika iyo sidoo kale madaxa hay’ada kfw iyo madax kale oo ah hay’ado ka shaqeeya deegaamaynta beeraha iyo sidoo kale xoolaha.
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefi ka socda Dalka Jarmalka & Arrimaha ay ka wada Hadleen DAAWO
