Sallaxley 11. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano Ka Soo Jeeda Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE Isla Markaana ka Tirsan Golaha deegaanka ee Degmadda Sallaxley ayaa sheegay inay Gebi ahaanba iska Casileen Xilkii iyo Xubinimadoodii Xisbigaasi KULMIYE.
https://www.youtube.com/watch?v=QV5v6uf5vPU
