Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaaradda warfaafinta & Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan Cadilaahi Saxardiid Caddaani ayaa waxa uu ka hadlay raali-galintii ay idaacadda BBC-da laanteeda af-ka soomaaligu ka bixisay war lidi ku ah Somaliland, oo ay doraad baahisay.
https://www.youtube.com/watch?v=tLN5Q4RiRU0
