Berbera 08. October 2017 (SDN/QJ):- Dhaq dhaqaaqa Dekeda Magaaladda Berbera ayaa lagu soo waramayaa inuu Kor u kac ku yimid dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Kadib markii ay Dekedda soo Gaadheen Maraakiib iyo Doonyo agab ganacsi sida.
Kor u Kac ku Yimid Dhaq dhaqaaqa Dekeda Magaaladda Berbera & Maamulka Dekeda oo ka Hadlay DAAWO
