Ergooyin Ka Soo Kala Jeeda Beesha Bariga Burco & Beesha Gudoomiye Muuse Biixi oo Maanta Isla qaatay Qodobo Ku Saabsan Xaalada Xisbiga Kulmiye DAAWO

Burco 08. October 2017 (SDN/QJ):-Shirweyne maalmihii u dambeeyey magaalada Burco uga socday beelaha dega waqooyiga iyo galbeedka magaalada Hargeysa iyo Bariga Burco ayaa taageero loogu muujiyey xisbiga talada dalka haya  ee kulmiye iyo musharixiintiisa.