Boorama 08. October 2017 (SDN/QJ):- Taliyihii hore ee Ciidanka Sir-doonka Somaliland ayaa goob fagaare ah oo ay fadhiyeen Musharaxiinta Xisbiga KULMIYE waa Muuse Biixii Iyo Saylici ka sheegay in bad-baada Qaranka dalka Somaaliya ay ku jirto bulshada somaliland oo doorata Xisbiga KULMIYE , si uu mar labaad talada dalka Gacanta ugu dhigo.
‘’Badbaadada Qaranka Somalia Waxay ku Jirtaa iyadoo Xisbiga Kulmiye Murashixiintiisa La Doorto’’ Taliyihii Hore ee Ciidanka Sirdoonka Somaliland DAAWO
