Hargaysa 09. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka taariikheeyay Doorkii Dhigiisa Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi uu ku lahaa Dagaalkii Sokeeye ee Dalka ka dhacay.
Faysal Cali Waraabe Waxaa kale oo la Weydiiyey Su’aal Xiiso badan oo ku saabsan hadii uu Mar kale ku Guul daraysto doorashadda Madaxtooyadda labada Murashax ee Kulmiye Iyo Waddani ka uu Jeclaan lahaa inuu dalka Hogaamiyo.
