Nairobi 11. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku Jooga Xarunta dalka Kenya ee Magaaladda Nairobi ayaa ka hadlay doorashadda somaliland ee Madaxtooyadda ee Ku astaysan 13-ka bisha November ee Sannadkan.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu balanqaaday inuu u Hogaansamayo Natiijada doorashadda ka soo baxda.
https://www.youtube.com/watch?v=tPub7ZtbDPU

