|

Laba Mas’uul oo Shalay Isku Xisbi ahaa Maantase Kala Taageera Kulmiye Iyo Waddani oo Afkaar kala fog ku kala Cabiray Hogaaminta Muuse Biixi & C.raxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Xoghayihii Hore ee Warfaafinta Xisbiga Waddani C.rashiid Xasan Mataan balse haatan ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Iyo Xoghayaha arrimaha dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Prof Maxamed Cismaan Fadal ayaa siyaabaha kala fog uga hadlay Hogaaminta labada Murashax Madaxweyne ee Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.

Comments are closed