Hargaysa 12. October 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland Isla Markaana ahaa Mudanayaasha Muxaafidnimada Caanka ku ahaa kana ag dhow Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Maanta Shaaciyey inuu ka Huleelay Xisbiga Kulmiye.
https://www.youtube.com/watch?v=Pl7iDBpsPJA
