Hargaysa 21. October 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Somaliland ka bilaabmay Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda Waxaana Bilaabay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid.
Afhayeenka Xisbiga Ucid ayaa Sheegay in Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye uu ku kacay fal ka soo Hor jeeda anshaxa doorashadda isla markaana uu Maanta Olole sharci daro ah sameeyay.
