Burco 21. October 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha ahna musharaxa xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa taageerayaasha xisbigaas kala qayb galay isu soo baxa ololaha ee xisbigaasi ku qabsaday magaalada Burco.
Faysal Cali Waraabe “Labada Murashax Ee Kale Taladoodi Waxay Saarteen Salaadiintoodii, Anna Waxaan Taladayda Saartay Ilaahay, “Waxaa Ii Soo Hambalyeeyay Dad Ku Dhaw 200,000,(Laba Boqol Oo Kun Oo Qof ,) Hambalyana Waxaan Uga Baahi-Badanahay Cod-ka oo aad I Siisaan.
https://www.youtube.com/watch?v=ZqPZmxBAnUI