Hargaysa 13 November 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Ucid ahna Gudoomiyaha Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta ka hadlayay Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda ee Maanta ka Socota Somaliland ayaa dardaaran u Jeediyey Shacabka Somaliland ee Safafka ugu Jira sidii ay Codkooda u bixin lahaayeen.
https://www.youtube.com/watch?v=Iz-tkgxIy_4&t=48s
