|

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Codkiisa ka Dhiibtay Hoolka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Fariin adagna u diray Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 13 November  2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Ucid ahna Gudoomiyaha Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta ka hadlayay Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda ee Maanta ka Socota Somaliland ayaa dardaaran u Jeediyey Shacabka Somaliland ee Safafka ugu Jira sidii ay Codkooda u bixin lahaayeen.

Comments are closed