Hargaysa 13 November 2017 (SDN/QJ):-Wakiilka Gaarka ah ee Wada hadaladda u Dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Somalia Drs Edna Aadan Ismaaciil ayaa si Xeel dheer uga warbixisay macnaha ay doorashaddani u samaynayo Somaliland.
Drs Edna Aadan oo Maanta ka hadlaysay Kadib Markii ay Codkeeda ka dhiibatay Goob ku taala Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium.
