|

Xisbiga Waddani Oo Meel Adag Ka Taagan In Saacadaha Soo Socda Lagu Dhawaaqo Natiijada Doorashada ee Loo Dheg Taagayo DAAWO

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Waddani ayaa Waxa uu Maanta Meel adag Iska taagay in Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ay Saacadaha soo Socda ku dhawaaqi doonaan Natiijada ku Meel gaadhka ah ee Doorashadii Madaxtooyadda ee 13-kii Bishan ka Dhacday Somaliland.

Comments are closed