|

“Waddankani ma laha Saddex Kursi Waxaan Leeyahay Cabdiraxaan Cirro aniguba Saddex jeer ayaa hadhaye waxba ha daalin” Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Musharaxa xisbiga Ucid ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe oo Goor dhawayd Shir Jaraa’id ku qabtay Caasimadda Hargaysa ayaa Waxa uu fariin adag u diray Dhigiisa Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.

Shirkan jaraa,id ee   Faysal Cali  Waraabe ayaa waxaa uu ku yidhi “Waddankani ma  lahaSaddex Kursi Waxaan Leeyahay Cabdiraxaan Cirro aniguba Saddex jeer ayaa hadhaye waxba ha daalin”

Comments are closed