Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ee Caasimadda Hargaysa ka Socota Munaasibad ay Guddidda Doorashooyinku ku Shaacinayaan Murashixiinta Ku Guulaystay Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Doorashadii ka dhacday Somaliland 13-kii Bishii November ee Sannadkan.
https://www.youtube.com/watch?v=j6D4Ea2cte4
https://www.youtube.com/watch?v=Ri7rtzeChCA
