Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka qaranka ayaa hada bilaabay Soo bandhigida Natiijadii ay Murashixiinta Sadexda Xisbi qaran ee Ucid,Kulmiye Iyo Waddani ka heleen doorashaddii Madaxtooyadda ee dalka ka qabsoontay 13-kii bishan November.
https://www.youtube.com/watch?v=j6D4Ea2cte4
