Hargaysa 04. December 2017 (SDN/QJ):-Cali Khaliif Gallaydh madaxweynaha khaatumo ayaa faah-faahin ka bixiyay kulammo uu la yeeshay madaxweynaha la doortay ee somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hogaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka.
Cali Khaliif oo la hadlay warbaahinta wuxuu sheegay in kulamadaasi ay ku saabsanaayeen heshiiskii labada dhinac ee Somaliland iyo Khaatumo dhowaan ku kala saxiixdeen magaalada Caynabo.
https://www.youtube.com/watch?v=KYjezou9mSA
