Skip to content
June 7, 2026
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Wararkii ugu Dambeeyay

Gudoomiyihii Kooxda Xidigaha Geeska oo ka hadlay Sababta keentay in xiligan Xilka laga qaado DAAWO

WebmasterDecember 5, 201701 mins

Hargaysa 05. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyihii Koox fanneedka Xidigaha Geeska oo ka dhisan Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa ka hadlay Xil ka qaadis ay ku sameeyeen maamulka Kooxdiisu.

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax waxa uu ku dooday inuu isagu dalbaday in Xubnaha Kooxdu ay buuxiyaan Maamulka Kooxda.

Post navigation

Previous: Cisbitaalka wareegga oo laga hirgaliyay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa iyo Sababaha Keenay Fikirkan DAAWO
Next: Warbixin laga Diyaariyey Hoggaamintii Cali Cabdalla Saalax, Jabhadayntiisii Dhawaan iyo Dilkiisii Shalay

Related News

Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland

adminJune 6, 2026 0

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper