|

Cisbitaalka wareegga oo laga hirgaliyay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa iyo Sababaha Keenay Fikirkan DAAWO

Hargaysa 05. December 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa markii ugu horraysay laga hirgaliyay urur caafimaad oo dadka guryahooda ugu taga iyo goobaha kale ee ay ku sugan yihiin kaasi oo qabta adeegyada caafimaad ee kala duwan. Waxaana ururkan caafimaad aas-aasay koox dhalinyaro ah oo ka kooban dhakhaatiir iyo xirfadlayaal caafimaad.

Haddaba, Weriyaha magaalada Hargeysa ee Goobjoog TV Khaalid Foodhaadhi ayaa warbixintan diyaariyay.

Comments are closed