Baydhaba 17. December 2017 (SDN/QJ):-Golaha badbaadada koonfur galbeed ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxwayne Muuse Biix Cabdi waxaanay sheegeen in Muuse Biixi ugu duwan yahay madaxwaynayaashii ka horeeyay oo uu ka soo shaqeeyay goboladaasi…..
“Haddaanu Reer Baydhabo Nahay Muuse Biixi Cabdi Wuu Nooga Duwan Yahay Madaxwaynayaashii Hore Ee Somaliland” Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Somaliya DAAWO
