Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ka hadlay in uu hankiisu ka sareeyo wasiirnimo oo uu u socdo meel kale mar maanta saxaafadu waydiisay waxaa ugu meel yaal kulan ay la lahaayeen dhigooda xisbiga waddani oo baaqay.
Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Madaxwayne Muuse Biixi Waydiiyay In Uu Wasiir Qaadanayo Iyo Waxaa Uu Ku Jawaabay DAAWO
