Jabuuti 06. January 2018 (SDN/QJ):-Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Safarkiisi Kowaad Ku tegay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaana Gegida Diyaaradaha ee Caasimadda Jabuuti ku Qaabilay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Gaadhay Jabuuti & Soo dhawayn diiran oo uu Kala Kulmay Dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO
