Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa go’aamiyey in la yareeyo tirada badan ee La taliyeyaasha ay Wasaaradaha dawladu qortaan taas oo uu ku sifeeyay mid lagu naas nuujinayo dadkaas.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa sidaas ka sheegay kulan lagaga hadlayay kor u qaadista wax soo saarka dalka.
https://www.youtube.com/watch?v=PYz0l0tra4w
