|

‘’Muuse Biixi waa Siyaasi weyn oo Nabad doon ah, Somaliland-na Duulan Kuma Ah Dhul Ay Puntland Leedahay’’ Wasiirka Waxbarashadda oo u Jawaabay C.laahi Cukuse DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa ka Jawaabay Hadal duur xul siyaasadeed ah oo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ku ganay Madaxweyne Muuse Biixi.

Wasiir Faratoon oo hadalka uga danbeeyay C.laahi Cukuse ayaa isagoo daba jooga weedhihiisa waxa uu sharaxaad ka bixiyey qofka uu yahay Madaxweyne Biixi.

Comments are closed