Hargaysa 21. January 2018 (SDN/QJ):-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la hor-geeyay mooshin ka dhan ah Maayarada iyo ku-xigeenadooda kaas oo ah in dib u eegis lagu sameeyo qaabka xilka looga qaadayo ee golaha deegaanku ugu samayn karaan maamuus ka xayuubinta.
https://www.youtube.com/watch?v=jRIvJdhNKv8
