Gudoomiyaha Ururrka sama falka ee Haldoor-Org, Mudan Asad Yuusuf Ismail, ayaa munaasibadda Ciida u diraya hambalyo mushtamaca reer Solmaliland ee ku dhaqan daafa dunida, waxa uu Alleh idiinka rejeynyaa oo uu idiinka baryayaa in aad ku ciidaan caafimaad qab iyo nabadgelyo taama iyo xasilooni..Eid Mubaarik walaalayaal dhmaantiin.
Gudoomiyaha ururrka Samafalka Ee Haldoor
Asad Yuusuf Ismail
Amsterdam Holland

