Jabuuti May 09,2013(SDN)-Madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismail Cumar Gele ayaa shegay in ay jiraan caqabado ka taagan qaar kamid ah wadamada carabta balse aysan sameyn ku yeelan doonin xaalada wadanka Jabuuti gaar ahaan siyaadada wadankaasi.
Mr geele oo la hadlayay wakaalada wararka sharqul awsat ayaa u shegay in uu san daneyneen markale in uu isku soo taago musharxnimada madaxtinimo ee wadanka Jabuuti.
Waxa jiray gudaha wadanka Jabuti in axsaabta mucaradka wadankaasi ay dhaliil san yihiin dowlada uu hogaaminaayo madaxweyne geele.
Balse maqalka warbixintaani madadweynaha kasoo yeray ayaa waxa ay niyad sami u noqon doontaa asxaabtaasi siyaasaded ee wadanka Jabuuti.

