Lonlon,18Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiir Xaglotoosiye oo xalay khudbad ka jeediyay kulankii weftiga madaxweynaha iyo qurbejoogta ee London, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in reer Boorama oo hore isaga ugu waanin jiray ilaalinta nabada uu isagu hadda ku boorinayo ilaalinta ammaanka. waxa uu bulshada Awdal ugu baaqay inaanay dib u celin gobolkaasi oo horumarsan tacliintana ku horeeya.
QJ/SDN; Hargeysa
