Hargaysa 20. May 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ahna Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska ayaa Soo bandhigay Maanso ka Turjumaysa Xaalada ay Somaliland kala Kulantay abaarihii Soo Maray ee Haatan lagu Hawlan Yahay Sidii looga soo Kaban lahaa.
https://www.youtube.com/watch?v=k8Y9qeCY7sw
