Hargaysa 18. December 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka Todheer Maxamuud Cali Saleeban Ramaax Ayaa Fariin U Diray Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Waxa Aanu Ugu Baaqay In Uu Si Deg Dega Ah U Magcaabo Badhasaabada Gobolada Si Shaqadu U Dar-Dargasho.
https://www.youtube.com/watch?v=zLdYU3jjl7g
