Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Ucid ayaa Maanta Xaflad u qabtay Taageroyaal tiro badan oo kas oo diga Rogtay Xisbiga Waddani.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Faysal Cali Warabe ayaa Khudbad Dhinacyo badan leh Madashaasi ka Soo Jeediyey.
